Al-Farooq Islamic Center of Nashville, TN Al-Farooq Islamic Center of Nashville, TN
8 Sha'ban, 1439
1421 4th Ave South Nashville, TN. 37210
Home > News > Kaniisad loo badalaayo Masjid

01 January 2013
Kaniisad loo badalaayo Masjid

Asalaamu Calaykum Walaalaha Islaamka ahow qaasatan Kuwa Somalida Ah
waxaa Alle mahadiis Ah in umad islaam Ah Alle inoodoortay waxaana mantay Allah markale iyo marbadanba
ugamahadcelinaynaa in masjika Al-faaruuq oo kuyaala wadanka USA magalada tennessee casimada Nashville lagana aas aasay sanadii 1999 waxaana waxkabartay kana batarata boqolaal arday Soomaliyeed oo isugu jira rag iyo dumarba haba u badnaadeene dhalinta maantay, oo ilaa heer jaamacadeed kagaareen maantayna waxkabarta Jamadacaha Sucuudiga waxaana ku dadaalay Walidiin qayr badan Mirahoodana way heleen ku wabadan oo kamid ah. halka kuwakalena ay ku guda jiraan waxbarashada Cilmiga wajibka ah, hase yeeshee waxaa arinkaa dusha u ritay umada Islaamka ah qaasatan ku Soomalida ah ee degen Tennessee waxayna abaabuleen arinkaas aan kor ku soo xusnay, waxaase loo baahan yahay in dadka ay iska kaashadaan Sida Alaah Subxaana watacaalaa ku yiri Qur’aankiisa (tacaawanuu calalbiri wataqwaa) oo macneheedu yahay hadii lays ku dayo (isku kaal kamaysta samafalka iyo Alle kacabsiga) walaalayaal waxaan ugadan leenahay in aan idiin soo gudbino warbixintaas oo dhan, in maantay anagoo Allaah marwalba ku xamdinayno aan helnay meel Allah lagu caabudo iyo waliba beel ay caruurtayna wax ku bartaanba. Alle inoo saqiray waxaase mahad balaaran ah in Macbad ama kaniisad ku dhawayd masjidka Al-Alfaaruuq ee lagu caabudijiray Allah subxaanahu watacaalaa Qayrkiis aymaantay iibtahay waxaana kafaa iidaystay masjidka oo ku dhaganaa dhul ahaan mana malaysankartid sida dadka reer nashville ay ugufarxeen arinkaas waxaana ay karkale is waydiiyeen tolow yaabixin doono lacagta Allaah waxba kuma Adkee dadka uun baa is ku adkeeya waxaa markale Allah uu u sahlay in durbadiiba 3 qaybood qayb laysku qoray ayna harsantahay 2 qaybood hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa in aad ka faa ii daysataan oo aad Sadaqo jaariya ah ku baxsataan. Gaalada Gacantooda Kabixisaan Allena Iadinka Abaal mariyo walaalayaal wixii in taa dheer waxaad kala soo xiriiri kartaan Imaamka Majidka Al-Faaruuq Sheikh C/raxman Yuusuf iyo waliba maamulayaasha.

Al-Farooq Islamic Center
1421 4th Ave South
Nashville, TN. 37210
Phone: 615-313-8844
E-mail: info@alfarooqislamiccenter.org
On the web: www.alfarooqislamiccenter.org